Home Wararka Somaliya Jubbaland Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland oo Ku Wajahan Gobalka Gedo iyo Cidamo Is...

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland oo Ku Wajahan Gobalka Gedo iyo Cidamo Is Horfadhiya

0

Ciidamo ka tirsan Itoobiyo ayaa saldhig ciidan ka sameystay xarunta degmada Dolow, magaalada Dolow waxaa kuwadda sugan Ciidamada Itoobiyo oo ilaa shan gobood ka degan,.

sidoo kale Ciidamo ka amar qaaro Barre Hiraale, Ciidamo taabacsan Cabdirashiid Janan, Ciidamo hoostago Guddoomiyaha degmada Dolow iyo Taliyihii hore Nabadsugida Baladxaawo Cali Abshir oo ciidan gadoodsan wato.

Dhamaan dhinacyadaan isku afkaar ma ahan oo dhan walbo waxaa uu ku shaqeynayaa arragti gaar ah u ah.

Wefdi Madaxweyne Ku-xigeenka JL Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka baaqaday safar Luuq ay ku tagi lahayeen ka dib cilad farsamo oo ku timid diyaaradii qaadi lahayd, Beri ayaa laguwadaa inay halkaasi tagaan sida ay inoo xaqijiyeen xubno safarka qeyb ka ah.

Ad
Previous articleCiidamo Ka Goostay Hirshabeele oo ku Biiray Hiiraan State
Next articleQarax ka dhacay Gobalka Galgaduud iyo Sadex qof oo Ku Geeriyootay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here