Home Wararka Maanta Madax ka Tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb-galay Aaska Taliyihii Hore ee...

Madax ka Tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb-galay Aaska Taliyihii Hore ee Asluubta (SAWIRO)

0

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Gudoomiyaha aqalka sare ee Dalka Cabdi xaashi iyo Masuuliyiin kala duwan ee Dowladda ayaa Maanta ka qeyb-galay Salaada Janaasada Allaha unaxariistee Taliyihii Hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ismaaciil Axmed oo shalay ku geeriyooday Muqdisho

Taliyihii Hore ee Asluubta Gen, ismaaciil Axmed ayaa shalay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer Ee muqdisho, waxaana Maanta Salaada Janaasada Lagula Dukaday Masaajidka isbahaysiga islaamka ee Muqdisho.

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda oo ka midyahay Rooble iyo Cabdixaashi ayaana ka qeyb-galay.

Ad
Previous articleMadaxweynihii Hore ee Galmudug oo Sharci daro ku Tilmaamay Go’aankii Gudoomiye Mursal
Next articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo qaabilay Wafdi Caalami ah (SAWIRO)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here