Home Wararka Maanta Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daah Furay imtixaanka Dugsiyada sare (SAWIRO)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daah Furay imtixaanka Dugsiyada sare (SAWIRO)

0

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa si rasmi ah u daah furay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sareĀ  dalka sanad dugsiyeedka 2020-2021.

Ardayda sanadkaan u fadhiisanaysa imtixaanka ka dhacaya Deegaanada galmudug ayaa gaaraya in ka badan 2,458 dhinaca galmudug.

Cali Daahir Ciid Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa guul u rajeeyay ardayda Maanta u fadhiisatay imtixaanka Guud ee Dowladda.

Ad