Home Wararka Somaliya Madaxweyne Farmaajo oo la kulmaya Xubna ka Socday Qaramada Midoobey

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmaya Xubna ka Socday Qaramada Midoobey

0

Madaxweyne Farmaajo ayaa goor dhow Madaxtooyada Qaranka waxa uu kulan ku`la qaadan doonaa Kuxigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay Marwo Amina J. Mohammed iyo wafdi heer sare ah oo ka tirsan Xarunta Qaramada Midoobey.

Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlaya arrimaha horumarinta bulshada (SDG), awoodsiinta siyaasadeed ee haweenka iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka mid ah dalal dhowr ah oo ka tirsan Gobolka oo ay socdaal ku marayso Kuxigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay Marwo Amina J Mohammed.

Ad
Previous articleTaliyihii Hore ee Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Galmudug oo dil ka badbaaday
Next articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ku amray wasiirka Maaliyada Soomaaliya in uusan bixin karin Kharashaadka Dowladda amar la’aan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here