Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ku amray wasiirka Maaliyada Soomaaliya in uusan bixin...

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ku amray wasiirka Maaliyada Soomaaliya in uusan bixin karin Kharashaadka Dowladda amar la’aan

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar ku bixiyay in aan wax kharash ah laga bixin karin lacagta Hey’adda IMF ee qoondada Dowladda Federaalka ee loo yaqaan SDRs, iyadoo aan ogolaansho laga helin Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa la faray in mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha, raashinka ciidamada, mashaariicda iyo wixii kale ee kharash lagama maar-maan u ah adeega dowladda waa in ay marka mas’uuliyiinta wasaaradda maaliyadda waajibaadkooda shaqo ka gutaan ay ogolaansho ka helaan Ra’iisul Wasaaraha, inta aan la bixin wax lacag ah.

Tilaabadaan ayaa ku soo aadaysa xilli Maanta uu Kormeer ku tegay Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Dekeda Weyn ee Muqdisho

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo la kulmaya Xubna ka Socday Qaramada Midoobey
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo la kulmay Wafdi ka socday QM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here