Home Wararka Somaliya Jubbaland Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho

0

Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Waxuu Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, uu Magaalada Muqdisho kaga qeybgalayaa shir ay yeelanayaan masuuliyiinta madasha wadatashiga qaran ee arimaha Doorashooyinka.Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Ad
Previous articleDabaal dagyada xuska 26 juun oo Muqdisho si weyn uga socda iyo Madaxda Oo Hambalyo diray
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo ku goodiyay in Howlgal ka dhan ah Shabaab la qaadayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here