Home Wararka Maanta Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho

0

Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Waxuu Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, uu Magaalada Muqdisho kaga qeybgalayaa shir ay yeelanayaan masuuliyiinta madasha wadatashiga qaran ee arimaha Doorashooyinka.Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Ad