Home Wararka Maanta Madaxweynahii Wadanka Chad oo La dilay

Madaxweynahii Wadanka Chad oo La dilay

0

Madaxweynahii Jamhuuriyadda Chad, Idriss Deby oo muddo ku siman 30 sano maamulayay waddakaas ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda & kuwa jabhado ah oo kasoo horjeeday guushii uu ka sheegtay doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaas.

Madaxweyne Idriss Deby oo 30 sano haayay talada dalkaasi si xoog ahna ku haystay ayaa ugu dembeyn Dhintay.

Idriss Déby waxuu dhashay 18 Juun sanadkii 1952, waxuuna ahaa nin Loogu yeero Kalitalisnimo

Ad
Previous articleXog Xasaasi ah: Guddiga lagu Murusanyahay ee Doorashooyinka oo La kala dirayo.
Next articleBanaanbax ay dhigeen Dhalinyaro oo ka dhacay Gurceel (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here