Home Wararka Somaliya Xog Xasaasi ah: Guddiga lagu Murusanyahay ee Doorashooyinka oo La kala dirayo.

Xog Xasaasi ah: Guddiga lagu Murusanyahay ee Doorashooyinka oo La kala dirayo.

0
Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in guddigii doorashada ee lagu muransanaa lagu wargeliyay hoteelada iyo guryihii ay deganaayeen in ay ugu egtahay 25ka bishan.
Xubno ka tirsan guddiga ayaa  sheegay in lagu wargeliyay in ay ka guuraan goobaha la dejiyay oo ay ka mid ahaayeen hoteel ku dhow garoonka diyaaradaha.
Xogta aan helnay ayaa sheegaysa in hogaanka guddiyada ay caawa afur ku leeyihiin xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
si weyn ayaa Dowladda Soomaaliya loogu dhaliilay Guddigaan Doorashada waxaana badankood lagu eedeeyay in ay yihiin Shaqaalo Madaxtooyada iyo Xafiiska Hay’adda NISA ka Tirsan
Ad
Previous articleKhilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya oo walaac xoogan laga Muujiyay
Next articleMadaxweynahii Wadanka Chad oo La dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here