Home Wararka Maanta Banaanbax ay dhigeen Dhalinyaro oo ka dhacay Gurceel (Sawiro)

Banaanbax ay dhigeen Dhalinyaro oo ka dhacay Gurceel (Sawiro)

0

Bajaajleyda Degmada Guriceel ayaa Dhigay dibad bax balaaran oo ay uga soo horjeedaan amar kasoo baxay kol hore Taliska Booliska Degmada Guriceel.

In ka badan 600 oo dhalinyarada Gaadiidka Mooto bajaajta ku shaqaysta ah ayaa sheegay in aanay u dulqaadan karin iyadoo lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadan Habeenkiina la shaqaysto in ay sedex saac oo habeenimo xaroodaan sida uu horey amarka ugu siiyay bajaajleyda Taliyaha Saldhiga booliska Guriceel Cismaan Cali Hudey

Maamulka Degmada Gurceel ayay ka dalbdeen in ay ka jawaabaan Cabashada ay qabaan Dhalinyarada.

Ad
Previous articleMadaxweynahii Wadanka Chad oo La dilay
Next articleMadasha Badbaado Qaran oo Qaramada Madoobey Bayaan udirtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here