Home Wararka Maanta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Booqday Ciidamo sameenaya dhoolatus (Sawiro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Booqday Ciidamo sameenaya dhoolatus (Sawiro)

0

Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehliyay Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa maanta booqday Dekeda Masawa, halkaasoo cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka oo qaatay tababar dhanka ciidannimada Badda ku soo bandhigeen dhoolatus ciidan.

Wasiirka Warfaafinta Eritrea ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay dhoolatuska ciidanka Badda iyagoo doomo dheereeya wata oo Calanka Soomaaliya ka babanayay

 

Ad
Previous articleMaamulka puntland oo war kasoo saartay Dagaalkii Boosaaso Sababtana Shaaciyay
Next articleSaxarada Dameerka oo la ogaaday inay daawo Muhiim ah tahay (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here