Home Wararka Somaliya Puntland Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Garoowe

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Garoowe

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo ka soo dagey Goor dhaw garoonka diyaaraha Garoowe .

Waftiga Madaxweynaha waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni kuxigeenkiisa iyo Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee Puntland.

Madaxweynaha ayaa safarkiisu qaadan doonaa laba maalmood sida aanu ka helay ila ku dhow Madaxtooyada Somaliya .

Ad
Previous articleDEG DEG:P.M Xamse oo Gaaray Magaalada Baladweyne(Sawiro)
Next articleDhismayaashii ku Burburtay weerarkii Hotelka Hayat oo dib u dhis Lagu bilaabay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here