Home Wararka Maanta Dhismayaashii ku Burburtay weerarkii Hotelka Hayat oo dib u dhis Lagu bilaabay...

Dhismayaashii ku Burburtay weerarkii Hotelka Hayat oo dib u dhis Lagu bilaabay (Sawiro)

0

Dhismayaashii ganacsi ee ku burburay weerarkii Xayaat hotel oo dib u dhis lagu billaabay.

Weerarkii Xayaat ayaa intiisa badan waxaa Ku Burburtay Gooba ganacsi waxaana Hada dib loo bilaabay dib u dhiska Goobahaas ganacsi

Dhamaan Goobaha burburiyay ee laamiga ku yiilay ayaa ahaa Goobo lagu iibin jiray Qalabka gaadiidka ee Spare Partska

 

Ad
Previous articleMadaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Garoowe
Next articleXildhibaan maanta ku dhex ilmeeyey xarunta baarlamanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here