Home Wararka Somaliya Hirshabeelle DEG DEG:P.M Xamse oo Gaaray Magaalada Baladweyne(Sawiro)

DEG DEG:P.M Xamse oo Gaaray Magaalada Baladweyne(Sawiro)

0

Reysalwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Goordhaw Soo Gaaray Magaalada Baladweyne Dowlad Gobolkeedka Hir-shabelle,

Waxaana Gadoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne kusoo Dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, Madaxweyne kuxigeenka Yusuf Axmed hagar, qeybaha bulshada iyo Xubno kamid ah Labada Gole Dowladda Hirshabeelle,

Wafdiga Reysalwasaare Xamse Waxaa qeyb ka ahaay Wasiiro u Kamid yahay Wasiirka Wasaaradda qorsheeynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan beenebeene.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo u safray Garoowe
Next articleMadaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here