Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo lakulmay Safiirka Soomaaliya Fadhiya Emaraadka Carabta

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta Maxamed Axmed Cusmaan.

waxaana uu uga mahadceliyay dowladda Imaaraadka Carabta garab istaagga ay u fidiyeen dadka Soomaaliyeed iyo gurmadka abaaraha.

Dhawaan ayaa Lafilayaa in Madaxda Maamul Giboleedyada Qaar usafraan Dalka Maaraadka Carabta Halka Qaar kalena aya AADI doonaan Dalaka Qatar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*