Home Wararka Maanta Madaxweynaha Masar oo Si Adag ugu Hadlay kasoo saaray iskaashiga Masar iyo...

Madaxweynaha Masar oo Si Adag ugu Hadlay kasoo saaray iskaashiga Masar iyo Soomaaliya

0

Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi oo Axaddii shalay ka hadlayay xaflad ay ku qalin jabinayeen dufcad cusub oo dhammeysay akadeemiyada Booliska ayaa soo hadal qaaday iskaaashiga cusub ee kala dhexeeya Soomaaliya,

Cabdulfataax Al-siisi ayaa caddeeyay mowqifkiisa, wuxuuna sheegay in Soomaaliya ay u taageerayaan sidii ay uga bixi lahayd xasilooni darrada haysata muddada 30 sano ah.

Sidoo kale wuxuu meesha ka saaray in qorshaha Masar uu yahay in Soomaaliya kula loolanto Itoobiya oo ay isku hayaan arrinta Wabiga Nile.

“Soomaaliya kuma taageereyno Itoobiya darteed, waxanu u taageernay sababtoo ah waxay ku jireen xaalad xasilooni darro ah muddo 30 sano ah,” ayuu yiri madaxweyne Al-siisi.
Ad
Previous articleIsraail oo Markaan U jihaysatay Yeman Duqaymana Ku Garaacay Dekada Yeman
Next articleQaasin Axmed Dhuxul oo Sideed Sanobkadib Gacanta Dowlada Maantay Soogalay