Home Wararka Caalamka Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay in Madaxweynaha uu la Kulmay isra’iil

Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay in Madaxweynaha uu la Kulmay isra’iil

0

Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa beeniyay warar maalmihii ugu dembeeyay la isla dhex marayay oo ku saabsanaa in uu jiro wadahadal iyo xiriir u dhexeeyay Soomaaliya iyo Israel.

Afhayeenka oo saxaafadda kula hadlay Villa Somaliya ayaa waxa uu yiri “Ma jiraan cid Israel tegtay, waxay madaxweynaha iyo waftigiisu u safreen Imaaraadk, Israel-na halkaas kuma taallo, Imaaraadna Israel maaha”.

Hadalkaan ayaa gebi ahaanba meesha ka saaraya jiritaanka warkii horay usoo baxay oo aan si rasmi ah loo aqoon cidda lagasoo xigtay Soomaaliya iyo Israel kama dhexeeyo xiriir diblumaasiyadeed.

Ad
Previous articleDeg Deg Madaxweyne Xasan oo Laga Helo COVID-19, iyo Madaxtooyada oo Warkaas xaqeejisay
Next articleMaxaa u sabab ah in uu COVID-19 ku dhaco Madaxweyne Xasan Sheekh? Labo arrin mid ayay noqon kartaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here