Home Wararka Maanta Madasha Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed oo Gudoomiye Cusub yeelatay

Madasha Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed oo Gudoomiye Cusub yeelatay

0

Doorasho Maanta ka dhacday Muqdiaho Ayaa Madasha Tala Soo jeedinta Soomaaliyeed waxay ku dooratay Gudoomiye Cusub.

Gudoomiyaha Madasha Ayaa Loo doortay Ganacsade Xaaji Muuse Xaaji Ganjab oo Maanta Loo doortay Gudoomiyaha Madasha Tala Soo jeedint Somaliyeed.

Gudoomiye Muse xaaji Ganjab ayaa helay Codad dhan 19, Halka Musharaxii kale ee la Tartamaayana uu helay 6 Cod.

Horay waxaa Madashaan Gudoomiye uga ahaa Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Saciid Qoorsheel Balse Hada waxaa Booskiisa Badalay Muuse Ganjab.

Madashaan Ayaa Aad uga Hadashay Siyaasada Dalka, waxayna Falanqeysaa Doorashooyinka iyo Siyaasadda Dalka.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Guudlaawe iyo Sheikh Shariif oo Kulan Xasaasi ah yeeshay
Next articleDhismaha Schoolka Xeraale oo Gaba gabo La Marsiinayo (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here