Home Wararka Somaliya Galmudug Dhismaha Schoolka Xeraale oo Gaba gabo La Marsiinayo (Sawiro)

Dhismaha Schoolka Xeraale oo Gaba gabo La Marsiinayo (Sawiro)

0

Waxaa Heer gaba gabo ah  ku dhow dhismaha dugsiga sare ee Degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud oo Mudooyinkii La Soo dhaafay Dhisme xoogan Lagu waday.

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore oo tusaale ka dhiganaya mashruucan ayaa yiri “Galmudug waxay si xoog leh uga soo kabaneysaa dayicii ka jiray kaabeyaasha waxbarashada.”

Hilgalinta Dhismahaan Schoolka xeraale Ayaa Muujinaysa Hormarada ka soconaya Galmudug, waxaana Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ay sare u qaaday in La Hirgaliyay Dhowr Mashruuca oo Guulaystay.

Ad
Previous articleMadasha Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed oo Gudoomiye Cusub yeelatay
Next articleBaarlamaanka Jaamacada Carabta oo ka hadlay Guushii Somaliya ee muranka badda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here