Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Madaxweyne Guudlaawe iyo Sheikh Shariif oo Kulan Xasaasi ah yeeshay

Madaxweyne Guudlaawe iyo Sheikh Shariif oo Kulan Xasaasi ah yeeshay

0

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed.

Kulanka oo ka dhacay hoyga Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed waxaa diirada lagu soo saaray Arrimaha doorashooyinka dalka.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ku bogaadiyay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen sidii wanaagsaneyd ee uu hogaamiyay doorashadii xubnaha Aqalka sare ku matalaya Dowladda Hirshabeelle, oo u dhacday si daahfuran.

Ad
Previous articleAabaha Dhalay Wiil Soomaali ah oo Looga shakiyay Dilka Xildhibaan Ingiriis ah oo Warbaahinta La hadlay
Next articleMadasha Tala Soo Jeedinta Soomaaliyeed oo Gudoomiye Cusub yeelatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here