Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Maamulka Koonfurgalbeed oo shaaciyay Jadwalka Doorashada Baraawe

Maamulka Koonfurgalbeed oo shaaciyay Jadwalka Doorashada Baraawe

0

Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi oo ka tirsan Golaha shacabka kuwaasoo degaan doorashadoodu tahay degmada Baraawe.

Maamulka Koonfur galbeed ayaa noqonaya dowlad goboleedkii ugu horeeyey ee doorasho ku qabta deegaan doorasho labaad.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA LA SOO SAARAY

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Goordhawayd Safar Dibada ah Ubaxay
Next articleMeeydad Tahribayaal ah oo Barafoobay oo lasoo helay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here