Home Wararka Somaliya Galmudug Maamulka Jubaland oo amar culus kusoo rogay ganacsatada ku dhaqan kismaayo

Maamulka Jubaland oo amar culus kusoo rogay ganacsatada ku dhaqan kismaayo

0

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland ayaa ku wargelisay dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed ee gacanta ku heysa hantidii Wakaaladii Batroolka iyo Macdanta Soomaaliyeed inay ku soo wareejiyaan Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland.

Sidoo kale, Wasaaradda oo soo saartay qoraal ayaa ku amartay ganactada shidaal iney iska soo diiwaan geliyaan xafiisyada Wasaarada, qoraalka wasaaradana sidan hoose ayuu u qornaa:

Ad
Previous articleLaamaha amniga Soomaaliya oo Maanta soo qabtay Xaafadu lagu kariyo laguna iibiyo Maandooriyaha
Next articleDegdeg Israsaasayn Caawa ka Dhacday Degaanka Xananbuure ee Duleedka Dhuusanareb iyo Qasaare ka dhashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here