Home Wararka Maanta Degdeg Israsaasayn Caawa ka Dhacday Degaanka Xananbuure ee Duleedka Dhuusanareb iyo Qasaare...

Degdeg Israsaasayn Caawa ka Dhacday Degaanka Xananbuure ee Duleedka Dhuusanareb iyo Qasaare ka dhashay

0

Koox hubeysan ayaa caawa rasaas ku furay maqaaxi ku taala gudaha deegaanka Xananbuure ee waqooyiga gobolka Galgaduud.

Rasaasta ay fureen kooxda ayaa waxaa ku dhaawacmay hal gabar oo shaax ku iibinaysay maqaayada falku ka dhacay waxaana dhaawaceeda loosoo qaaday magaalada Dhuusamareeb.

Deegaanka Xananbuure waxaa mudooyinkii dambe ka jirtay xiisad udhexeeysa labo Maleeshiyo oo kasoo kala jeeda Cadaado iyo Dhuusamareeb, taasoo dhowr jeer sababtay dagaal ay dad ku dhinteen.

Ad
Previous articleMaamulka Jubaland oo amar culus kusoo rogay ganacsatada ku dhaqan kismaayo
Next articleJubaland oo Warsaxaafadeed kasoo Saartay kulankii Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ee ka qabsoomay Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here