Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland ayaa ku wargelisay dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed ee gacanta ku heysa hantidii Wakaaladii Batroolka iyo Macdanta Soomaaliyeed inay ku soo wareejiyaan Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland.
Sidoo kale, Wasaaradda oo soo saartay qoraal ayaa ku amartay ganactada shidaal iney iska soo diiwaan geliyaan xafiisyada Wasaarada, qoraalka wasaaradana sidan hoose ayuu u qornaa:
Ad