Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Lix Xildhibaan oo Wada Cusub oo Maantay lagu doortay Baydhabo aqriso Cida...

Lix Xildhibaan oo Wada Cusub oo Maantay lagu doortay Baydhabo aqriso Cida ay badaleen

0

Maanta Magaalada Baydhabo waxaa ka dhacday doorashada lixda Xildhibaan oo Sawiradooda aad arkeeysaan, waxayna ka tirsan yihiin Maamulka Koonfur Galbeed.

Xildhibaannadan Cusub ayaa dhamaantood waxaa ay bedeleen kuwii horay lixda kursi ugu fadhiyay, waxaana Xildhibaannada Maanta la doortay kala yihiin.

1: Aadan Maxamed Cali oo bedelay Samra Ibraahim Cumar

2: Cabdullaahi Maxamed Cali oo bedelay Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed Amar-dambe.

3: Wasiirka Ganacsiga Koonfur Galbeed Axmed Sheekh Maxamed (Mashruuc) oo bedelay Wasiirka shaqada & Arrimaha Bulshada Soomaaliya Cabduwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif.

4: Jaamac Taqal Cabaas oo bedelay Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim (IBBI).

5: Muqtaar Maxamed Guuleed oo bedelay Sandheere Maxamed Iftin

6: Ismaaciil Iidow Maxamed oo bedelay Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Xasan.

Ad
Previous articleWar Cusub oo kasoo kordhay Xayiraadii uu maraykanku Saaray Madaxda Soomaalida
Next articleRuushka Oo Muusibo lama Filaan ah kala Kulmay Dagaalkii UKrayn uu ku Qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here