Home Wararka Maanta Laba Askari oo Dil aad looga naxay bil Ka Hor ka Gaystay...

Laba Askari oo Dil aad looga naxay bil Ka Hor ka Gaystay Balad iyo Muqdisho oo Saakay la Toogtay

0

Qaasim Ducaalle Cabdi oo hore u Dilay Abukar Maxamed Sheikh Nuuraani (Abirimo) & Xasan Juulle Shaakir oo isna Dilay Cali Taliye Cariif ayaa laga oofiyay Xadkii Qasaasta ahaa ee ay ku xukuntay Maxkamadda Ciidamada.

Labadan laga Oofiyay xadka ayaa maalin qura oo ah 10-kii January Sanadkan Xamarweyne iyo Balcad ku kala dilay Laba Muwaadin oo nolosha halgan ugu jiray.

Midna Alaabta Yaryar ee Jukaatarada loo yaqaan ayuu Xamarweyne ku iibin jiray kan kale Bajaajle ayuu ahaa.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Qasaaro aan Caadi ahayn Lagu Gaarsiiyay Dagaal iyo Dowlada Oo ka Hadashay
Next articleNin hubeesan oo toogasho ku dilay xaaskiisi hore iyo dad kale oo daris la’ ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here