Kusimaha Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya oo Xildhibaan Loo doortay

Yaasiin Cabdullaahi Farey Taliyaha KMG ah ee NISA ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#067 ee golaha shacabka BJFS isagoo kaga guuleystay tartanka Maxamed Cali Culusoow.

Yaasiin Farey Ayaa ah Xiligaan Taliyaha Nabad sugida Soomaaliya waxuuna u hayaa si Kumeel gaar ah

Sidoo kale waa Taliyaha Nabad sugida Gobalka Banaadir, waxuuna Hadda Ku biiraya Xildhibaanada Cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*