Home Wararka Somaliya Galmudug Doorashada Kursiga Yaasiin Farey oo Dhuusamareeb ka socota

Doorashada Kursiga Yaasiin Farey oo Dhuusamareeb ka socota

0

Dhuusamareeb ayay goordhaw ka bilaabatey doorashada kursiga Hop-067 oo ay kuwada tartamayaan Musharaxiinta kala ah.

1-Cabdiraxman Axmed Cumar (cabdi barre)
2)Murashax Cismaan Xassan (Ow-gaab)
3)Yaasiin fareey Cabdullaahi Maxamuud
4)generale cali Caraaye Cosoble (Gacmadulle)
5)Maxamed Cali Culusoow

Kursigan ayaa loo badinayaa in uu kusoo bixi doono Yaasiin fareey.

Ad
Previous articleSawiro: Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho Saaka oo Faahfaahin laga helayo
Next articleKusimaha Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya oo Xildhibaan Loo doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here