Home Wararka Maanta Kursigii Prof Jawaari loo diiday oo La Hakiyay

Kursigii Prof Jawaari loo diiday oo La Hakiyay

0

Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal aya Hakiyay doorashada kursiga (HoP103 ) kadib Markii ay Sheegeen Gudiga Doorshooyinka iney cabasho katimid habraaca loo maray kursiga tirsigiisu kor ku xusan yahay.

 

Iyadoo guddigu (FEIT) saaka ka yeesheen shir ayaa ay isku raaceen in la hakiyo doorashada kursigaas, iyadoona lafaray guddoonka iyo guddiga doorashada Koonfur Galbeed in la joojiyo qabashada doorashada kursiga tirsigiisu yahay 103 ilaa amar danbe.

Ad
Previous articleGudoomiye Mursal oo Mar kale Xildhibaan Loo doortay
Next articleDoorashadii ugu adkeed oo Maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here