Home Wararka Somaliya Galmudug Doorashadii ugu adkeed oo Maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

Doorashadii ugu adkeed oo Maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

0

Kursiga tirsigiisu yahay Hope 054 ayaa doorashadiisa lagu qabanayaa magaaladda Dhuusa-mareeb waxaana tartamaya Murashixiinta kala ah :

1- Cabdishakur Cali Mire.
2- Cabdullahi Cali Cabdi
3- Cabdirisaaq Cali Jaamac
4- Cabdirisaaq Maxamed Cabdi
5- Cabdixafiid Sacdi Jaamac oo aan goobta doorashada imaanin, balse warqadaha codbixinta ku jira.

Kursigaan Ayaa ugu adag waxaana u Taagan Musharaxiin gaaraya 5 Musharax.

Ad
Previous articleKursigii Prof Jawaari loo diiday oo La Hakiyay
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here