Home Wararka Maanta Gudoomiye Mursal oo Mar kale Xildhibaan Loo doortay

Gudoomiye Mursal oo Mar kale Xildhibaan Loo doortay

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa loo doortay inuu mar kale noqdo Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha ayaa u tartamayay kursiga sumadiisu tahay HOP182, isagoo helay codad gaaraya 88 Cod, ka dib doorasho goor_dhow ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Ad
Previous articleDani oo lagu Eedeeyay inuu Burburinayo Ciidamada PSF ee Puntland
Next articleKursigii Prof Jawaari loo diiday oo La Hakiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here