Home Wararka Maanta Koox Hubeysan oo dil ka gaystay Muqdisho

Koox Hubeysan oo dil ka gaystay Muqdisho

0

Isgooyska xaawo taako ee degmada wadajir ayaa koox hubaysan waxaa ay ku dishay labo qof oo lagu kala magacaabi jiray xasan dacaar iyo cali dahab

Waxaa kale oo dhacday in askari goobta ka ag dhawaa rasaas uu furay ay ka dhaltay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh nin lagu magacaabi jiray jeeri oo suuqa wayn ku iibin jiray qudaar ayaa rasaasta askariga furay ku geeryooday

Ragga la dilay ayaa waxa ay horay u ahaayeen askar sigaar ah ninka lagu magacaabo cali dahab ayaa waxa uu la dhashay bila muuse oo ah ninkii ka babdbaaday qaraxii dhawaan ka dhacay maqaaxi ku taal degmada wadajir ee dadka badan ay ku nafwaayeen warar soo baxayana tilmaamayeen in bilaha lala damacsanaa

Ad
Previous articleMadaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo iska casilay Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta
Next articleGabar xalay iska Soo Tuurtay Guri ku yaala Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here