Home Wararka Maanta Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo iska casilay Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo iska casilay Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta

0

Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ah Musharax Madaxweyne Ayaa la sheegayaa inuu iska casilay xilka Gudoomiyaha Golaha midowga Musharaxiinta Madaxweynaha.

Madaxweyne Shariif Ayaa la Sheegay in sababta uu isku casilay ay tahay inuu ka Mashquulay Olalaha Doorashadiisa.

Caawa Ayaa la Sheegay in Midowga Musharaxiinta uu u gudbiyay Iscasilaadiisa, sida Wararku sheegayaan waana Xog Hoose oo Mudug24 ay heshay.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo dib ugu Soo Laabtay Muqdisho
Next articleKoox Hubeysan oo dil ka gaystay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here