Gabar xalay iska Soo Tuurtay Guri ku yaala Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir

wararka ka imaanaya Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir Ayaa sheegaya in xalay Gabar ay iska soo Tuurtay Guri ku yaala Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir.

guriga ayaa waxaa Deganaa Taliyaha Boliiska Gobalka Banaadir Farxaan Qaroole waxaana dadka Deegaanka ay sheegeen in gabadha ay aheed Shaqaale.

Sidoo kale warar Madaxbanaan Ayaa sheegaya in Gabadha ay iska soo Tuurtay Guri ku dhegan Xaafada Farxaan Qaroole, Balse lama xaqeejin waxaana Wararka ugu badan ay sheegayaan in Guriga Farxaan Qaroole ay gabadhu iska Soo Tuurtay.

Ciidamada Boliiska Ayaa xalay Goobta gaaray Balse waxaa la Sheegay in ilaalada Saadaq Join ay u diideen in ay Goobta gaaraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*