Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Koonfurgalbeed oo Soo Wareejisay Xogta Golaha shacabka ee Dhawaan Halkaas lagu Soo...

Koonfurgalbeed oo Soo Wareejisay Xogta Golaha shacabka ee Dhawaan Halkaas lagu Soo Doortay(Sawiro)

0

Guddiga Maamulka Doorashada H/DG ee Koonfur Galbeed ayaa ku wareejiyey Agabka iyo Galalka Doorashada ee Koonfur Galbeed. Waxaana ka guddoomay xubnaha Guddiga FEIT ee ku sugan Baydhabo oo uu hoggaaminayo Yuusuf Maxamed Kheyr.

 

 

Waxaan uga mahadcelinaynaa Guddiga Koonfur Galbeed SEIT sida wanaagsan ay ula shaqeeyeen Guddiga FEIT iyo soo wareejinta dukumeentiyada Doorashada.

Waxaan ku boorrinaynaa dhammaan Guddiyada dhimman ay soo gudbiyaan dhammaan xogta doorashada, si loo dhammeystiro Jadwalka Doorashada ee aan dhawaan shaacinnay.

Ad
Previous articleNinkii Dilay Bootaan Maxamed Bootaan oo Dil Toogashaa lagu Riday
Next articleDowlada Qatar oo Heshiis Cusub la Saxiixatay Dowlada Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here