Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Koonfur Galbeed oo Shaacisay Qaarka Mid ah Xildhibaano Dhawaan la Dooran Doono

Koonfur Galbeed oo Shaacisay Qaarka Mid ah Xildhibaano Dhawaan la Dooran Doono

0

Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah 11-kii kursi guddiga shaaciyey 1/1/2022.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili qodobo la xiriira hufnaanta doorashada laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga ee dhowaan lagu soo gebagebeeyey magaalada Muqdisho.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

Ad