Home Wararka Somaliya Koobfurgalbeed oo Markale Shaacisay Kuraas Ka Mid Noqon Doona Golaha Shacabka

Koobfurgalbeed oo Markale Shaacisay Kuraas Ka Mid Noqon Doona Golaha Shacabka

0

Guddiga doorashooyinka Maamulka K/galbeed Somalia ayaa caawa shaaciyey doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka.

Kuraasta caawa la shaaciyey ayaa beelaha iska leh waxay kala yihiin:-

  1. Hop#188 Qabiilka Haraaw
  2. Hop#185 Qabiilka Eylo
  3. Hop#175 Qabiilka Jiroon
  4. Hop#159 Qabiilka Ajuuraan
  5. Hop#177 Qabiilka Garwaale

Illaa lix kursi oo kaliya ayaa laga doortay 11 kursi oo Guddigan ay horey u shaaciyey, waxaana u harsan shan kale oo kan ugu soo horeeya doorashadiisa ay beri ay ka dhaceyso Baydhabo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

Ad
Previous articleGudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo War Soo Saaray Xili Boob Doorasho Socdo
Next articleEthopia oo Sheegtay inay Qaadayso Wajigi Labaad ee Dagaal ka Dhan ah Tigreey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here