Home Wararka Somaliya Galmudug Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac leh oo Ka Dhashay Qarax ka dhacay Galmudug

Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac leh oo Ka Dhashay Qarax ka dhacay Galmudug

0

Ugu yaraan sedex qof oo rayida ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen kadib markii miino kula qaraxday gaari ay ku safrayeen xadka gobolka Galgaduud ee Soomaaliya la wadaago dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya.

Gaariga oo ka baxay deegaanka Sabale ee dawlad deegaanka ayaa ku socday deegaanka Dhabbbad, balse waxay miinadu kula qaraxday halka loo yaqaano Qorof.

Qaraxaan ayaa ahaa Miinoyin Haraadi ah oo ka Haray Dagaaladii Sokeeye ee Dalka Ka Dhacay.

Galmudug iyo Maamulka Caabudwaaq ayaan wali Ka Hadlin Qaraxaan.

Ad
Previous articleAl Shabaab oo weeraro ka fuliyay deegaano kuyaalla Gudaha Dalka Kenya
Next articlePutin oo qaaday tallaabo dhabar jab ku ah Erdogan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here