Home Wararka Maanta Jen, Gebremedhin Fikadu oo Gudaha Soomaaliya aad looga Yaqiinay oo La Xaqiijiyay...

Jen, Gebremedhin Fikadu oo Gudaha Soomaaliya aad looga Yaqiinay oo La Xaqiijiyay Geeridiisa

0

Jen, Gebremedhin Fikadu oo kamid ahaa saraakiisha u sareysa Ciidanka Itoobiya ee galay Soomaaliya 2006, ilaa 2017, kiina joogay gudaha dalka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey dhimashadiisa, isagoo xabsiga kujiray.

2020-kii ayaa la qabtay, isagoo isku diyaarinayay abaabul ka dhan Xukuumadda Itoobiya ee uu hogaamiyo Abiy Axmed.

Fikadu, ayaa kasoo jeeday Qowmiyada Tigrey, TPLF xubin firfircoon oo howlahooda Soomaaliya ah ayuu ahaa, waxaana la xiray markuu uu bilowday Isbedelka Itoobiya nidaamkeda lagu sameynayay, qolka uu kuxirnaa ayaa kudumay sida Booliska Federaalka xaqiijiyeen, mana kamid aheyn dadkii Cafiska loo fidiyey.

Gebremedhin, ayaa horey uga qeyb noqday Gaboodfalonka dhanka ah xaquuqda aadanaha oo ka dhacay dhulka Soomaali Galbeed iyo Soomaaliyada xorta ah.

 

Ad
Previous articleKooxda Nabad iyo Nolol oo Xildhibaanada Federaalka u soo Bandhigay Lacag aan caadi ahayn si Codka usiyaaan
Next articleShuruudaha laga rabo murashaxiinta madaxweynaha oo la shaaciyay(Akriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here