Home Wararka Caalamka Israa’iil oo ka hadashay shilka diyaaradeed ee uu ku geeriyooday madaxweynihii Iran

Israa’iil oo ka hadashay shilka diyaaradeed ee uu ku geeriyooday madaxweynihii Iran

0

Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa mas’uul Israa’iili ah ayaa sheegtay in dalkaas aanu ku lug lahayn burburka diyaaraddII helicopter-ka ahayd ee ay ku geeriyoodeen madaxweynihii Iran Ibraahim Ra’iisi iyo mas’uuliyiin kale oo wasirkii arrimaha dibadda uu ku jiray.

“Ma ahan shaqadeenna ah,” ayuu sarkaalku u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters isagoo codsaday in aan magaciisa la sheegin.

Tani waa falcelintii ugu horeysay ee Israa’iil ay ka bixiso shilka diyaaradeed ee uu ku dhintay Raiisi.

Ad
Previous articleXamaas oo Ka hadashay Geerida Madaxweynihii Iiraan oo Garabkooda Taagnaa
Next articleQaarka Mid ah Ehalada Sayid Cali Macalin Daaud oo Xabsiga Lagu Guray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here