Qaar ka mid ah Isimada Puntland ayaa go’aano ka soo saaray xalinta xiisadii dagaal ee Boosaaso iyo khilaafkii ka taagnaa hoggaanka PSF.
Isimada ayaa soo jeediyay gogol dib u heshiisiin ay u dhigaan Madaxweynaha Puntland, Saraakiisha PSF iyo mas’uuliyiintii hoggaaminayay ciidankii ku dagaalamay Boosaaso
In Hey’adda PSF ay sideeda ahaato Agaasimaheeduna ahaado Sareeye Guuto Maxamuud Cismaan Diyaano, kana shaqeyso dib u hagaajinta, tayeynta iyo dib u dhiska ciidankii kala irdhoobay iyo difaaca Puntland.
In dowladda Puntland ka laabato heshiiskii Dekeda Boosaaso ee DP World iyo (P&O Ports) maadaama aysan qaban wax la taaban karo muddo ku dhow shan sano
Ad