Home Wararka Maanta Shirkii Golaha shacabka Soomaaliya oo La Baajiyay iyo Madaxda Dowlad Gobaleedyada oo...

Shirkii Golaha shacabka Soomaaliya oo La Baajiyay iyo Madaxda Dowlad Gobaleedyada oo Madaxtooya…

0

Kulankii lagu balansanaa inuu Baarlamaanku bari yeesho ayaa dib loo dhigay isago dhici doono Arbacada Fariintaan ayaa xildhibanada loo diray.

Mudane Xil. Shirkii Beri oo Isniin ah loo balansanaa waxaa dib loogu dhigey maalinta Arbacada oo tariikhdu tahay 31 March.

Muran Xoogan ayaana ka taagnaa Shirkaan waxaana Gudoomiye Mursal uu ka ganaaxay shirka 15 Xildhibaan kuwaas oo dhankooda sheegay in ay xaadiri doonaa Shirka.

Balse waxaa Baaqashadaan ay timid ka mid Markii Caawa Madaxda Hirshabelle, Galmudug iyo Konfur Galbeed ay gaareen Madaxtooyada Islamarkaana ay codsadeen in Shirkaasi La baajiyo

Ad
Previous articleisfaham Mira dhal ah oo ay gaareen Madaxda Maamul Gobaleedyada
Next articleSawiro: Doomo ku soo xirtay Dekada Hobyo oo Dhisme Ka Socdo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here