Home Wararka Maanta Inka Badan 12 Sacadood oo Wali Hotel Xayaat laga Saari la,yahay Alshabaab

Inka Badan 12 Sacadood oo Wali Hotel Xayaat laga Saari la,yahay Alshabaab

0

Waxaa 12 saacadood galay howlgalkii ay ciidamada ammaanka ku doonayeen in ay Hotel Hayat ka saaraan rag gudaha u galay oo halkaas ka dhex dagaalamaayo.

Waxaa xalay dhan Hotelka lagu garaacayay hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo ay wali gudaha Hotelka kasoo dhaceyso rasaas ay soo rodayaan raggii galay.

Wali lama xaqiijin in ay kasoo wada baxeen dadkii shacabka ahaa gudaha Hotelka, waa macquul in ay wali dad nool oo shacab ah ku jiraan, weysa hartahay rajada ah in nolol loogu tago, marka la eego hubku ku dhacayay Hotelka iyo ragga gudaha ku jira oo awoodo in ay wax walba ku dhex sameeyaan.

 

Ad
Previous articleXaafada ka Mid ah Magaalada Muqdisho oo Hobiyaal ku Dhaceen iyo Khasaaro Xoogan oo Ka dhashay
Next articleHooyo iyo 4 carruur ay dhashay oo ku geeriyooday hoobiyeyaal ku dhacay Xamarjajab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here