Home Wararka Maanta Xaafada ka Mid ah Magaalada Muqdisho oo Hobiyaal ku Dhaceen iyo Khasaaro...

Xaafada ka Mid ah Magaalada Muqdisho oo Hobiyaal ku Dhaceen iyo Khasaaro Xoogan oo Ka dhashay

0

Tirada dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hoobiyaasha ee lagu tuuray Dagamada Xamar Jajab waxay hadda gaareen 20 qof oo shacab oo ay ku jiraan Caruur yar yar oo dhaawacya halis ah lakulmay.

Gudoomiyaha dagamda Mucaawiye Muudey wuxuu shegay in Boliska iyo Kooxa Gurmadka fariintiisi hore ay aad ugu soo jawaaben dhaawacyadana ay geyeen Hospitaalada kala duwan ee ku yaala Muqdisho .

Dhanka kale weerarkii shabab ee Hotel Xayaat isna wali waa uu socdaa waxaa laga maqlaa dhawaqa Rasaas Teel teel ah gudaha Hotelka .

Ad
Previous articleWararkii ugu dambeeyey khasaaraha weerarka hotel Xayaat oo ay weli ku jiraan Al-Shabaab
Next articleInka Badan 12 Sacadood oo Wali Hotel Xayaat laga Saari la,yahay Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here