Home Wararka Maanta Ilhaan Cumar oo ka hadashay guusha Xasan Sheekh Maxamuud

Ilhaan Cumar oo ka hadashay guusha Xasan Sheekh Maxamuud

0

Xildhibaanada Aqalka Congresska Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in natiijada doorashada ay tahya guul usoo hoyatay ummada Soomaaliyeed.

“Dalka wuxuu u bahaan yahay dhammaantiin si aad uga wadashaqeysaan sidii looga gudbi lahaa xasiloonida darrada”

Ilhaan ayaa farriinta ay ugu hambalyeeyeneysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya soo dhigtay barteeda Twitter-ka.

Ad
Previous articleQaramada Midoobay oo Ka Hadashay Guusha Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud Farmaajana Amaantay
Next articleSaddex dal oo saameyn ku leh Soomaaliya oo aan weli ka hadlin doorashada Xasan Sheekh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here