Home Wararka Somaliya ICJ oo shaacisay jadwalka Dhageysiga dacwada Soomaaliya iyo Kenya

ICJ oo shaacisay jadwalka Dhageysiga dacwada Soomaaliya iyo Kenya

0

Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya ee ay Kenya moranka galisay.

1- Wareega Koowaad

Monday 15 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Tuesday 16 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Somalia)
Thursday 18 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)
Friday 19 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Kenya)

2- Wareega Labaad.

Monday 22 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Wednesday 24 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)

Magaalada Hogue waxaa ku sugan Masuuliyiin ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Raiisul wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed.

Ad
Previous articleMaxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Xafiis ka furtay Degmada Caabudwaaq (Sawiro)
Next articleGudoomiye Ku xigeenka Yaaqshiid oo Qarax lala Eegtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here