Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Hirshabeele oo Shaacisay 4 Kursi oo Mid kamid ah ay Mucaaradka iyo...

Hirshabeele oo Shaacisay 4 Kursi oo Mid kamid ah ay Mucaaradka iyo Farmaajo Ku loolami Doonaan

0

Liiska afar kursi oo ka mid ah kuraasta taalla Beledweyne ayaa la shaaciyay jadwalkiisa doorashada oo la qabanayo 14 bishan.

Afarta kursi ayaa mid ka mid ah kursiga #HOP135 oo ay ku fadhiso Aamina Maxamed Cabdi. Villa Somalia ayaa dadaal badan ku bixineysa in Aamino kursigaas la dhaafiyo, maadaama ay si weyn ugu dooday Kiiska Ikraan Tahliil, iyadoo ragga lagu eedeeyay kiiskaas ay Xildhibaano soo heleen.

Ad
Previous articleMusharax alcadaala oo U Tanaasulay c.raxmaan odawaa(Sawiro)
Next articleGantaal Soo Qaldamay oo Ku dhacay Dalka Pakistaan khasaaro Dhimashana Gaystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here