Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Hirshabeele oo shaacisay Kuraas dhawaan la Dooranayo yaa Ku Fadhiyay(Akhriso)

Hirshabeele oo shaacisay Kuraas dhawaan la Dooranayo yaa Ku Fadhiyay(Akhriso)

0

Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa qabashada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada tahay caasimadda Hirshabelle magaalada Jowhar kuwaasoo kala ah HOP024, HOP106 iyo HOP140.

 

Yaa Horay ugu Fadhiyay kuraasta Maantay La shaaciyay?

HOP#106 waxaa kursigaan lagu mateli doonaa beesha Abgaal gaar ahaan Galmaax Yoonis, Waxaana horay ugu fadhisay Mina Xasan Maxamed ( Mina Shibis).

HOP#024 waxaa kursigaan lagu mateli doona beesha Abgaal gaar ahaan Daa’uud, Waxaana horay ugu fadhiyay C/qaadir Caraboow Ibraahim.

HOP#140 waxaa kursigaan lagu mateli doona beesha Abgaal gaar ahaan Harti Abgaal, Waxaana horay ugu fadhiyay C/qaadir Cosoble oo hadda musharrax u ah xilka ugu sarreeya ee dalka.

 

 

Ad
Previous articleXukun adag oo lagu Riday Madaxweyne Dilay Madaxweynihii Talada Uga Horeeyey
Next articleGudiga Doorashooyinka koonfurgalbeed oo Markale Ka Horyimid go,aankii Maantay Kasoo Baxay Guddiga Doorashooyinka FIET

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here