Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Hirshabeele oo Caawa Shaacisay odayaaasha soo Xulaaya ergada Dooranaysa 3 kursi

Hirshabeele oo Caawa Shaacisay odayaaasha soo Xulaaya ergada Dooranaysa 3 kursi

0

Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) waxaa ay shaacinayaan magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada kuraastooda kala ah HOP010, HOP030, HOP066 kuwaasoo doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Baladweyne.

Ad
Previous articleWadahadal ugu Furmay Dalka Turkiga Ruushka iyo Ukrain
Next articleXog: Kooxda Farmaajo oo Wada Qorshe Madaxda Hawiye aysan UÄ£u tartamin Musharax Madaxweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here