Home Wararka Somaliya Hay’adaha Samafalka ee Gobalka Mudug oo Amar la duldhigay

Hay’adaha Samafalka ee Gobalka Mudug oo Amar la duldhigay

0

Wareegto kasoo baxayday Xaafiiska Guddoomiyaha Gobolka mudug cabdiraxmaan Cali Diiriye ayaa loogu baaqay Haay’adaha Samafalka inay Caawiyaan Bulshada ku nool Deegaanka Xeerodhagaxleey ee Bariga Gobolka mudug

Sidoo kale waxaa La faray in ay la shaqeeyaan Maamulka Cusub ee dhawaan ay Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug.

Ad
Previous articleTalaalka COVID-19 oo soo gaaray Muqdisho (SAWIRO)
Next articleDeg Deg Dagaal ka soconaya Deegaano ka Tirsan Galgaduud oo Alshabaab ay Maamulaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here